Caafimaadka iyo amniga shaqada
Safe Work Australia waxay sameysay hagitaan lagu taageerayo ganacsatada iyo shakhsiyaadka si ay u fahmaan waajibaadkooda sharciga caafimaadka iyo badbaadada shaqada iyo sida loo maamulayo khataraha ka imaan kara COVID-19.
Macluumaad intaa ka baddan, tag swa.gov.au/coronavirus